U gudub nuxurka bogga
SABAAD

deb

Magac Lab
Xaraf DSubg DE3 xar
La Mid Ahdab1Magac Lab
1

Wax holac kulayl iyo iftiin leh oo ka dhasha gubashada.

2

Hub.

3

Danab.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Garoowe: Deeq la gaarsiiyay dad hantidoodii uu baabi'iyay deb qabsaday xerada Kaam Shabelle ee duleedka Garowe (28. Februar 2009 - APL) Deeq la gaarsiiyay dad hantidoodii uu baabi'iyay deb qabsaday xerada Kaam Shabelle ee duleedka Garowe 1165.

”
“

Ilaa hada lama hayo warar ka madaxbanaan Il-wareedyada oo xaqeejinaya Falkaasi haseyeeshee wixii war ah oo kasoo kordha degmadaasi deb ayaan kasoo gudbin donaa Inshaa alaah.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

D · DE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
deb - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan