U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qaanuun

Magac Lab
Naxwe-nno/qawaaniin, m.dh
Xaraf QSubg QA7 xar
1

Sharciyo iyo nidaamyo isku duuban oo qolo gaar ah ku dhaqanta.

2

Dhaqan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sidey Somaaliya dawlad ku noqoneysaa haddii aan qaanuun loo hogaansameyn?

”
“

Su’aashaan waxaan u keenayaa, waxaan ogahay iney jiraan Somaali uyaqanna dastuur inuu yahay qaanuun gaalo, Muslimiinta dastuurkooduna yahay Qur’aanka Kariimka ah.

”
“

Qaanuun diidayaa ma jiro in qofku isaga oo gabyaa ah uu haddana Sayniska barto.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nno/qawaaniin, m.dh

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qaanuun - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan