U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xabsi

Magac Lab
Xaraf XSubg XA5 xar
La Mid Ahxabbis1Magac Lab
1

Dadka dembiga gala, meesha lagu xiro oo lagu hayo; xarig.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cali oo u dhashay dalka Soomaliya haystana dhalashada waddanka Maraykanka ayaa la sheegay in todobaadkan maxkamad la soo taagi doono hadii lagu helana dacwada loo haysto Ninkan ayaa waxaa laga yaabaa in lagu xukumo xabsi daa’in ama xabsi aad u dheer.

”
“

Jimciyada Garyaqaanada Soomaaliyeed oo Maanta ka dooday Qodobana ka soo saaray Go'aankii Maxakamada Caalamiga ah ay ku gaartay inuu xabsi yahay Madaxweynaha Suudaan.

”
“

Dawlada Kanada oo hagratay Bashiir Makhtal, rajadiisana waa xisbiyada mucaaraka Bashiir Makhtal oo ah muwaadin reer Kanada ah ayaa ilaa sanadkii hore bishii kowaaad (Jan.2007) si xaq daro ah ugu xidhnaa xabsi ku yaal wadanka Ethiopia.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xabsi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan