U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhaawacan1

Fal Magu (1)
Naxwe-cmay, -cantay; -cmi
Xaraf DHSubg DHA9 xar
1

Wax dhaawac gaarey noqosho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dhaawacan Deisler gaadhay, waa mid dhabar-jab ku ah Hertha iyo Germany labadaba, waxaa kale oo horeba u dhaawacnaa Mehmet Scholl.

”
“

“Nimankii gaadhka ahaa nin ka mid ayaa markiiba beerka dhigay meel dhir leh oo xas dhexdii ah kaasoo aanu moodayney inuu dhaawacan yahay oo xabadi ku dhacday.

”
“

I. M. Lewis oo ah nin ku xeel-dheer aqoonta Soomaali-baradka ah, wuxuu xusay in taariikhda Soomaaliyeed ay dhaawacan tahay inta ay dhacdadan ka maqantahay qoraalada aqooneed ee taariikhda dalkeena.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-cmay, -cantay; -cmi

Xarafka

DH · DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhaawacan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan