U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xas

Magac Lab
Naxwe-sas, m.l
Xaraf XSubg XA3 xar
1

Jiq ka samaysan ood ama dhir yaryar; xanbus.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Biixise, waanu is-agtaagnayn oo bidixda ayuu iga xigay markii ay cuskatay, markaa kadib ayaan arkay Ninkii Biixi toogtay oo meel xas ah dhex rafanaya.

”
“

Markaa aanu ku soo boodnay nimankan qoryahayagaaba is-gaadhayey. gaadhka ahaa nin ka mid ayaa markiiba beerka dhigay meel dhir leh oo xas dhexdii ah kaasoo aanu moodayney inuu dhaawacan yahay oo xabadi ku dhacday.

”
“

“Nimankii gaadhka ahaa nin ka mid ayaa markiiba beerka dhigay meel dhir leh oo xas dhexdii ah kaasoo aanu moodayney inuu dhaawacan yahay oo xabadi ku dhacday.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-sas, m.l

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xas - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan