U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhaawan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf DHSubg DHA7 xar
1

Wax la dhaaway ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sidoo kale, mar uu soo hadal qaaday saxafada ayuu sheegay in lagu dhaqayo sharcigii dhaawan la ansixiyay, isagoo yiri "Ma donayno inaan saxafadda xadgudub u geysano".

”
“

Cali Cosobow waxaana halkaasi ka dhashay khasaare isugu jiray dhimasho iyo dhaawan.

”
“

Dhaawan ayay aheeyd Markii Qarax bambaano lagu lalabeegsaday gaari Cabdi bile ah oo ay saarnaayeen ciidamo ka tirsan booliska dowladda KMG oo marayay degmada X/weyne..

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

DH · DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhaawan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan