U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhaleecayn

Magac Fal
Xaraf DHSubg DHA10 xar
1

.dh

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sida la ogyahay howlkasta oo la damco in la saxo waxay yeelataa dad doonaya in ay ka faa'iidaystaan islamarkaana u tarjumaya xumaan iyo dhaleecayn Maamul.

”
“

Hase yeeshee war-saxaafadeed uu taliska Boolisku ka soo saaray wararkaa uu wargaysku daabacay waxa uu ku sheegay inay wararkaasi ahaayeen dhaleecayn aan raad lahayn.

”
“

Warbaahinta Isbaanishka, ayaa bartilmaameed ka dhigtay dhaleecayn xad-dhaaf ah oo ay la beegsanayaan tababaraha cusub ee Barcelona Luis Van Gaal, kadib markii Isniintii shalay lagu heshiiyay in Rivaldo kooxda laga fasaxo.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

DH · DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhaleecayn - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD