U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhaqaalayn

Magac Fal
Xaraf DHSubg DHA10 xar
1

.dh

Tusaale Dheeraad ah3

“

Maxaa yeelay, Jacfar wuxuu aad u xiriirin jiray una dhaqaalayn jiray masaakiinta muslimiinta ee waxna aan haysan, waxayna taageeradiisa masaakiinta ay keentay in loogu magac-daro “aabihii masaakiinta”.

”
“

Rolf WIDMER) in loo soo bandhigay sidii wadankaas "ERETERIA" loogu celin lahaa qaxoontiga bilaa sharciga ku jooga Federaalka SWITZERLAND, iyada oo loo bandhigay mashruuc dhaqaalayn iyo maalgelin aad u waynaa.

”
“

Soomaalidii hore afka oo aan weli qoraal gelin ayay haddana dhaqaalayn jirtey oo aanay waxba ka tasoobi jirin, kana lumi jirin.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

DH · DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhaqaalayn - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan