U gudub nuxurka bogga
SABAAD

maalgelin

Magac Fal
Xaraf MSubg MA9 xar
1

.dh maalgeli.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Rolf WIDMER) in loo soo bandhigay sidii wadankaas "ERETERIA" loogu celin lahaa qaxoontiga bilaa sharciga ku jooga Federaalka SWITZERLAND, iyada oo loo bandhigay mashruuc dhaqaalayn iyo maalgelin aad u waynaa.

”
“

Hadaba hadii aanay jirin waxaynu waxaynu hay’adaha hor dhignay una sheegnay oo aan la odhan waxaas iyo waxaas ma maalgelin kartaan oo waa idinka mamnuuc sababta oo ah waxay wax yeelayaan qaranimadayada.

”
“

In Bangigu siiyo maalgelin (deyn) ay shaqada ku bilaabi karaan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
maalgelin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan