U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhaqsi

Magac Dheddig
Xaraf DHSubg DHA6 xar
La Mid AhdhaqsashoMagac Fal
1

.dh dhaqso.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxa uu tibaaxay in ciyaartoyda ay ka midka yihiin Selvinio & Belemy ay ka caawiyaan dhinac walba sida marka ay tababaranayaan inay u sheegaan inuu si dhaqsi ah u dheelo.

”
“

Mar haddii aad tijaabisid waxtarkeeda, waxaa la hubaa inaad si dhaqsi ah ula qabsan doontid.

”
“

Macalin Siciid Jiindhe Lugey oo ah Macalinkii Dugsigaasi oo ceelqaboobe.com la hadlay ayaa sheegay in uu aad uga xunyahay dhibaatada ka dhacday dugsigiisa kuna dhacday Ardadiisii wuxuuna Alle uga baryay dhaawacyada Ardadiisa in uu dhaqsi u bogsiiyo.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

DH · DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhaqsi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD