U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhereran

Fal Magu (4)
Naxwe-rnaa, -rnayd
Xaraf DHSubg DHE8 xar
1

Wax fidsan ama kor u taagan ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Ciidamadan ayaa dhaq-dhaqaqooda ka sameynaya xadka ku dhereran gobolada Hiran, Galgaduud iyo Mudug.

”
“

Dhinaca kale, Badda dheer ee ku dhereran Somaliland, ayay fududahay tiro yaraan, tayo yaraan iyo faham la’aanta waxyeelada ay degaanka iyo nolosha u keeni karto haddii fursad loo helo, dayacnan lagu daadin karo hadhaa kiimikal ah ama mid Nuyuukleer ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-rnaa, -rnayd

Xarafka

DH · DHE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhereran - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan