U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhiirri1

Magac Dheddig
Xaraf DHSubg DHI7 xar
1

Cabsi la'aan; geesinnimo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waa in maamulka Somaliland dhiirri-geliyaa siyaasadda ah in dadka Sool dega loo daayo wax ka qabashada dhibaatooyinka siyaasadeed iyo kuwa bulsho.

”
“

“Horumarka illaa iyo hadda la garay waa mid na dhiirri gelinaya” ayuu yiri Ahmedou Ould Abdallah.

”
“

Dhabtuun baa khalqigu diidayaa meesha dheer tegaye Dhulgariirka waa laga baqaa waayo soo dhaxaye La dhex joogi maayoo arlada dheelmashow qorane Qofba wuxuu dhigtaa baa u yaal dhiilka aakhiro'e Ninkii dhiirri sheegtow is furo waa dhanaan tahaye.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

DH · DHI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhiirri - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan