U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhoofi

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf DHSubg DHO6 xar
1

Qof dal kale u dirid.

2

Badeeco dal kale u iibgeyn.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dhaqtarka gaar ah ee Madaxweynaha Dr Mauro Saio ayaa saxaafada u sheegey in C/lahi Yusuf la geeyey Isbitaalka duhurnimadii maalinta Taladada isaga oo xusey in Madaxweynaha u dhoofi doono London labo maalmood kadib.

”
“

Sidaa daraadeed Somaliland wuxuun baa lagaga dhoofi karaa Baasaboorka Somaliland iyo dadkaa reer Soomaaliya ee haysta kii hore.”

”
“

Haddii la ogolaanwaayo codsiga qaxootinimo ee Omar Binladin ayaa waaxda socdaalka ee dowladda Isbayn waxay ku celin doonaan magaalada Qaahira, haddiise la ogolaado waxaa la siin doonaa kaar aqoonsi oo uu ku dhoofi karayo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

DH · DHO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhoofi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD