U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kaar1

Magac Lab
Xaraf KSubg KA4 xar
1

Xannuun sida holaca u kulul oo nabar ama meelbugtaa yeelato.

2

Waraaq yar oo afar gees ah oo wax lagu qorto. 3.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Taaran ayaa dhinaca kale xusey in qoriga lagu qabtey gacan ku-dhiiglahaan xabadaha ku jirey ay lamid ahaayeen rasaastii lala beegsadey marxuum Cabdulahi Cali Cusman "Kaar'' isaga oo sheegey in la siiyey Mr.

”
“

Madaxweyne waxaan si kaar ah kaaga codsaneynaa in dhaqan kaasi adiga aad noqotaa kii badala, waxaa hubaal ah in manta shacabka Soomaaliyeed intooda badani ay ka soo horjeedaan arinka asaga ah.

”
“

Basaborka cusub ee Somalia ayaa ah nooc Electronic ah, kaasoo loogu magacdaray E-Passport, wuxuuna wataa kaar yar oo la shaqeeya computerada lagu baaro documentiyada socdaalka.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

K · KA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kaar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan