U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dibi

Magac Lab
Naxwedibi/-iyo, m.dh
Xaraf DSubg DI4 xar
1

Labka lo'da.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Haddaba halkii la islahaa waad ka baxdeen biyo la’aan, waxay noqotay “ka-dar oo Dibi dhal”.

”
“

Dalka Madagascar, waxa ku dhaqan Qabiil magacooda la yidhaahdo Baara, caruurta ay dhallaan marka ay qaan-gaadh ku dhow yihiin, ayay siiyaan tababaro sidii ay u ledgi lahaayeen amaba ay iskaga celin kari lahaayeen neef Dibi ah.

”
“

Dibi Dibida waxa loo isticmaalaa in la rarto iyo ineey wax jiidaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

dibi/-iyo, m.dh

Xarafka

D · DI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dibi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan