U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sahal1

Magac Lab
Xaraf SSubg SA5 xar
1

Wax aan dhib lahayn ama fudud.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Fadhigii uu Baarlamaanka DF maanta ku yeeshay Muqdisho ayaa lagu weeraray hoobiyeyaal, kuwaasoo ku dilay degmada Xamarweyne 4-qof oo rayid ah, sida uu warbaahinta u sheegay sheegay guddoomiyaha degmadaas C/llaahi Sahal Gardhuub.

”
“

DIIRIYE HINGO:Aan sheego qyebtii saddexaad inta uusan na carron oo naga teggin Sahal.

”
“

Tani waxay adkaynaysaa in halkudhigyada wanaagsan ee ay ku dhawaaqayaan ee ay ka mid tahay in Islaamku xalka yahay uusan si sahal ah ku hirgalaynin.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sahal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan