Skip to main content
SABAAD

gurijoog

Magac Dheddig
Naxwe-ryo, m.dh
Xaraf GSubg GU8 xar

Tusaale Dheeraad ah3

Adhi sidoo kale loo yaqaano Ari ( Af-Carabi ماعز Af-Laatiin iyo Taliyaani : capra Af-Ingiriis goat Amxaari ፍየል ) waa xoolo gurijoog ah oo dadku dhaqdaan.

Sac ( Ingiriis : Cow) waa xoolo gurijoog ah oo dadku dhaqdaan.

Digaag ( Af-Carabi دجاجة Af-Laatiin Gallus Af-Taliyaani Pollo Af-Ingiriis Chicken ) waa shimbiro gurijoog ah oo dadku dhaqdaan.

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ryo, m.dh

Xarafka

G · GU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gurijoog - sawirka la wadaagga

La Wadaag