U gudub nuxurka bogga
SABAAD

diidsan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf DSubg DI7 xar
1

Wax tamardarro awgeed la dhacay ahaansho (qof). dįidsan f.mg4 (-naa, -nayd) Qof dįiddan ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ganacsatada Puntland ayaa aad uga biyo diidsan heshiiska Xukuumada Cadde Muse la gashey Al-jabiri kaas oo ay ku tilmaameen mid Monoply u siinaya xolihii mandaqada shaqsi gaar ah.

”
“

Xuseen Maxamed Maalin "Ayax" oo asaga ka biyo diidsan xilka ka qaadista lagu sameeyay uuna ku adkeeysanayo inuu yahay wali gudoomiyaha sharciga ah ee gobolka.

”
“

Dadka heshiiskan ka biyo-diidsan ma hayaan waqti ka dhow afarta bilood oo heshiiskani dhigayo in lagu saaro ciidamada itoobiya.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

D · DI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
diidsan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD