U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dugaag

Magac Lab
Xaraf DSubg DU6 xar
1

Bahalaha intooda hilib ku noolka ah.

2

Tusaale Dheeraad ah3

“

Yeysan na soo gaarin miciyaha habar-dugaag ee na samata-bixiya!”

”
“

Ninkii ka koobnaa jir mideysan oo is heysto, oo burji iyo heybad ka muuqdeen, waxa uu quud u noqday miciyihii iyo gowisihii habar-dugaag.

”
“

Doodana waxaa sal looga dhigay qabiil iyo qaybsigii habar dugaag, qayb libaax leyda iyo inta kale(4.5), ka dibna doorashadii madaxda sare.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

D · DU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dugaag - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan