Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Cunto; cunno ; dheef.
Nooc geed; shillin; kulan; kedi.
Addoomahaygiiyow, dhammaantiin waad baahantihiin ee soo doonta quud aan idin quudiyee.
Dadka codeynaya ayaa u muuqanaya iney si aad ah ugu adkeysanayaan iney dhiibtaan codkooda waxaana inta badan gobolada lagu arkayaa dadweyne aad u farabadan oo ku jira faylal dhaadheer kuwaasi oo quud dareynaya iney codkooda bixiyaan.
Cishaba meel buu isku qaadaa isagoo quud ka eegaaya.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
Q · QU
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag