U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sabir

Magac Lab
Xaraf SSubg SA5 xar
1

Xanuunka iyo dhibaatada oo loo adkaysto; samir. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

C/llaahi: Walaale iska seexo inta aan Fajarka la gaarin oo iska sabir sabraa sad lehe!

”
“

C/llahi: Walaale Eebahaaga talo saaro oo Illaahaaga u sabir Xaaji: Kheyr Allaha idin siiyo.

”
“

Arrintani waxa u baahan wakhti, sabir dhiiri gelin hoggamiyaal daacad u ah qaranka kuna shaqeeya kuna hogaamya buslhaweynta, wadjir, midnimda,iyo cadaalad loo siman yahay.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sabir - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan