U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dumin

Magac Fal
Xaraf DSubg DU5 xar
1

.dh dumi.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Haddii Abraha uu Qureysh ka adkaan lahaa, uuna Kacbada dumin lahaa, diinta kiristaanka ayaa Makkah geli lahayd, carabna waxaa lagu khasbi lahaa inay kiristaan ka diin yeeshaan.

”
“

Diktoor aan naftiisa iyo dadkiisa waxba tarayn oo dullinnimo iyo wax dumin la soo indhacadi miyuusan istaahilin in lagu magacaabo Dr.

”
“

Waxay geed dheer iyo mid gaabanba u fuuleen sidii loo dumin lahaa qaranimada Somaliland ee qiimaheedu ku fadhiyo dhiig loo daadshay iyo dal u soo burburay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

D · DU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dumin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan