.dh faahfaahi.
Tusaale Dheeraad ah3
"Dowladu waxay wadaa abaabul ciidan oo ay dib ugu qabsanayso Jowhar iyo Mahadaay labada maalmood ee soo socota" ayuu hadalkiisa raaciyay, isagoo diiday inuu faahfaahin intaas dheer bixiyo, wuxuuna qorshahan ku tilmaamay mid Milateri.
βAbu-Mansur oo ay saaxafadu isku dayday inay ogaato gunta khilaafka soo dhexgalay Al-shabaab iyo labadan hay'adood ayaa ka gaabsaday inuu faahfaahin ka bixiyo, isagoo hadalkiisa kusoo gaabiyay inaysan ka howlgalayn deegaanada ay gacanta ku hayaan.
βBalse warbixintu faahfaahin intaa dheer may sheegin, waxayse u egtahay inay hordhac u tahay Maraykanka iyo xulafadiisa oo damacsan inay dagaalka ay kula jiraan argagixisada u soo jeediyaan Africa.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Magac Fal (m.f)
F Β· FA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
