U gudub nuxurka bogga
SABAAD

faallo

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf FSubg FA6 xar
1

Faahfaahin lagaga hadlayo dhacdo, meel, wax iwm.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cabdillaahi Yuusuf Faallo Maxamed-Rambo Saddexdii toddobaad ee u dambeeyay waxa soo baxayay caqabado kala duwan oo ka horyimid Col.

”
“

FAALLO DIIMEED: Waxaan ognahay in la dilay 3 ka mid ah Khulafaa’u Raashidiintii, intii ka dambaysayna sidaas loo laynayay dadka khayrka ka shaqeeya.

”
“

Faallo: Weriye Cabdi Xasan Cabdi, Email.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

F · FA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
faallo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan