U gudub nuxurka bogga
SABAAD

fahan

Fal Gudbe (1)
Naxwe-hmay, -hantay
Xaraf FSubg FA5 xar
1

Wax garasho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Garowe Online oo la hadley xubno ka tirsan Wasiirada ka qayb galaya kulankaas ayaa waxaa ay u sheegeen in is-fahan lala gaarey xubnhii shrka uga qayb galayey dadka magaalada Galkacayo ka dagan xaafada Baraxley kuwasoo ay kamid ah maamulka Galmudug.

”
“

Uganda oo ka hadashay xariga Yusuf Indhacada ''Xariga loo gaystey Wasiiru dowlaha Difaaca Somalia Yusuf Indhacde waxaa uu ahaa is-fahan la'aan" sidaas waxaa yiri afhyeen u hadley Wasaarada Difaaca Uganda.

”
“

Shacabka: Gartay; waxaanu idinku aragnay fahan Islaam oo aan horay adduunka loogu arag, laga soo bilaabo xilligii nabi Muxamad SC.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (1) (f.g1)

Isrogrog

-hmay, -hantay

Xarafka

F · FA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fahan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan