U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dagan1

Fal Magu (1)
Naxwe-gmay, -gantay; -gmi
Xaraf DSubg DA5 xar
1

Wax aan foojignayn noqosho (nafley).

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dadka degaanka ayaa no sheegay in xaaldda degaanka ay dagan tahay saakey isla markaana ay weli ururinayan xoggaha hadii ay jiraan khasaare ay gaysteen duqeyntaan madaama Isgaarsiintu aad u xuntahay.

”
“

Besha rer siyad xusen waa beel kamida belaha marexan ugu badan waxayna dagan dhulku marexanku dago oo dhan sida dhulka somalidu dagto ee ethopia iyo gobalka gedo iyo gobalda dhexe.

”
“

"Beesha caalamku indhaha ayay ka qarsanaysaa xaaladaha ka jira Somalia, iyadoo argagaxisadu ay xoojiyeen dagaalada ay kawadaan gudaha dalka" ayuu yiri Geeddi oo ka mid ah xildhibaanada dowlada Somalia ee dagan dalka Kenya.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-gmay, -gantay; -gmi

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dagan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan