U gudub nuxurka bogga
SABAAD

fandhaal

Magac Lab
Naxwe-llo, m.dh
Xaraf FSubg FA8 xar
1

Qaaddo qori ka samaysan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Awaare ayaa kamid ahaa Wasiirada aadka ugu dhowaa Madaxweynaha Somalia iyada dadka naqdiya sheegayaan inuu xilka ka tagey waqti xeero iyo fandhaal kala dhaceen sida Somalida tiraahdo.

”
“

Qofkii fandhaal mugii ama Qaado mugeed ka qaatay iyo midka wada yuubaday ee Dhiigya Cabka ah.

”
“

Waxaa quman in aan la sugin inta xeedho iyo fandhaal kala dhacayaan wax walibana dayacmayaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-llo, m.dh

Xarafka

F · FA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fandhaal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan