U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xeero1

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf XSubg XE5 xar
1

Weel godan oo qori ka samaysan oo cuntada lagu rito.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Xeer: Xeerna waxa weeye xadhiga aqal Somaliga marka la dhiso dusha lagaga xeero ama Awrku marka uu raran yahay dusha lagaga xidho.

”
“

Ninkii aan maata caddaalad wax ku salayna berri ayuu arkayaa qaladkii uu galay, markaasna waa goor xeero iyo qudde kala dheceen.

”
“

Haddaynu si kale u nidhaahno, cashuurtu waa xadhiga qarannimada lagu xeero, ee isu xejiya jirtaankeeda.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

X · XE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xeero - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan