U gudub nuxurka bogga
SABAAD

faras

Magac Lab
Naxwe-rdo/-rso, m.l
Xaraf FSubg FA5 xar
1

(c.nafl.) Naasley qurxan, dheereysa, afar addin leh, guudka iyo qanaanta halab dheer oo jilicsan ku leh oo loo adeegasado fuulidda, rarashada iyo falashada beeraha.

2

Fardaha kooda lab.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ereyadaas ayaa keenay inay Luul iyo Amuun, tallaabada hoosta ka xadaan, inta aan dhawaaq kale kaga soo yeedhan dhinac kale, sida dhacda inta badan faras-magaalaha magaalooyinka oo dadku u dhago-nugul yihiin ku buuqa iyo tarminta hadalka.

”
“

Ninka kaa faras wanaagsan maalintaas ma gaartid.

”
“

Wuxuu ku qaatay faras dheereeya, waxaanu la tegey Bulaxaar.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rdo/-rso, m.l

Xarafka

F · FA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
faras - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD