U gudub nuxurka bogga
SABAAD

labaatan

Magac Lab
Xaraf LSubg LA8 xar
1

.t Tiro ka kooban laba meelood oo min toban ah; laba tobnaad; "20".

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Baagistaana waxay labaatan sano xidhiidh la lahaan jirtay Urdun.

”
β€œ

Hafiye warqaddii ayuu hoos u eegay, magacyadu waa illaa dhawr iyo labaatan.

”
β€œ

Dowladda kumeel-gaarka ahi waxay rumaysantahay in dhibaatada Soomaaliya aanay dhammaanayn haddii aanay gacan ka geysan beesha caalamku, kol haddii ay soomaalidu xal waara u waayeen mushkiladda labaatan jirsatay ee dhexdooda taal.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

L Β· LA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
labaatan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan