U gudub nuxurka bogga
SABAAD

faylasuuf

Magac Lab
Naxwe-fyo, m.dh
Xaraf FSubg FA9 xar
1

Nin cilmiga falsafada yaqaan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Abraham Lyncon waxuu ahaa lawyer bir ah faylasuuf, Mahatma Gandhi lawyer faylasuuf, Nelson Mandela Laywer faylasuuf.

”
“

Dad badan oo daneeyay taariikhdii Cismaan Yuusuf oo Soomaali iyo shisheeyaba leh waxa ku adkaatay su’aasha ah Cismaan ma Faylasuuf baa, ma mufakir baa, ma buuni baa, mise si wadar ah bay arrimahaasi shakhsiyaddiisa u astaameeyeen.

”
“

Hadalka waxaan ku soo koobayaa, Faylasuuf Voltaire ayaa la weydiiyay: "Adduunyada ayaa maamulaya mustaqbalka"?

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-fyo, m.dh

Xarafka

F · FA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
faylasuuf - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD