U gudub nuxurka bogga
SABAAD

wadar1

Magac Dheddig
Xaraf WSubg WA5 xar1 Tusaale
1

Tiro ama in mid ka badan. .

Tusaalooyin

“

W. iyo waaxid

”

Tusaale Dheeraad ah3

“

Wadar ahaan ilaa 10000 oo rag iyo dumar norwiiji ah ayaa dhintey sababta oo ah dagaalka.

”
“

" ingiriis : Prophet; carabi : ﻧﺒﻲ, "Nabiyu"; wadar الأنبیاء, loogu dhawaaqo "Al-Anbiyaa"; sidoo kale: ﺭﺳﻮﻝ, "Rasuul"; wadar ahaan: الرسل; "Ar-Rasul"" Nabi kasta waxaa loo soo diray in uu baro, u digo, isla markaana hogaamiyo bulsho dad ah.

”
“

" Xajka ee ku beegan 12ka Dul-Xijah ; iyo wadar isku-geyn oo ka badan 15 milyan oo dad ah sanad kasta"

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
wadar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan