U gudub nuxurka bogga
SABAAD

filin

Magac Lab
Naxwe-mmo/aflaam, m.dh
Xaraf FSubg FI5 xar
1

Daliig dheer, dhuuban, xalleefsan oo dusha laga mariyo maaddo dareemi og iftiinka oo wax lagu sawiro.

2

Muuqaallo sawirro ah, dhaqdhaqaaqa hadala oo la daawado.

3

Fagaaraha lagu daawado aflaanta; shaneemo.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Oo inuu filin iska duubo billaabay.

”
β€œ

Wasiirka ayaa sheegey in mamulkiisa laga qarshay in uu wariye yahay isaga oo xusey in ujeedadiisa aheyd in uu filin ka duubo meelaha Tahriibta laga dhoofiyo kadibna afduubeen.

”
β€œ

Kolba kolka ka dambaysa ayay dagaaladu ka sii darayaan oo hoggaamiye-koxeedyo cusubi ku soo kordhayaan, iyo kolba hub cusub laysu soo urursanayaa, daawana haba ka filin.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-mmo/aflaam, m.dh

Xarafka

F Β· FI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
filin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan