U gudub nuxurka bogga
SABAAD

duubo

Fal Gudbe (3)
Naxwe-btay, -batay
Xaraf DSubg DU5 xar
1

Wax fidsan laalaabasho.

2

Nabar gaarso ku duubasho.

3

Qof boqor ka dhigasho.

4

Duub madaxa ku xirasho.

5

Indho maro ku xirasho.

6

Maro guntasho. dųud m.dh

1

Dhir badan oo waaweyn oo xoonsan; toon; kayn.

2

Qof odayga uu ku abtirsanayo aan wax badan ka tirsan.

3

Reer; qabiil.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Isku soo Wada Duubo Madaxweynaha Dowlada Puntland ayaa Kormeer Shaqo ku Maraya Deegaano Badan oo ka Tirsan Gobolada Karkaar iyo Bari isagoona u Kuurgelaya Xaalada Nololeed ee Degaanadaasi ka Jirta.

”
“

Waxaan intaas ka cabsanayey in askari madax-falluuq ah oo dhuunta loo galay isku kay duubo oo intaannu kala gar-baxaynno ay diyaaraddu iga tagto.

”
“

Taas oo aan leeyahay xisbiyada hala taageero, laakiin wax-qabad halagu Waxaanu ka codsanaynaa TV Somaliland in uu soo duubo meelaha bulshadu ka liidato.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (3) (f.g3)

Isrogrog

-btay, -batay

Xarafka

D · DU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
duubo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan