U gudub nuxurka bogga
SABAAD

fin1

Magac Lab
Naxwe-nan, m.l
Xaraf FSubg FI3 xar
1

Nabar oogada nafleyda ka soo baxa oo mid xun iyo mid sanba leh; kasoobbax; dhullax.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Fikrada fin jeclaysiga ( oo lagu badalo wadaniyad iyo in dalka la jeclaado ).

”
“

Gabashan yar oo magaceeda la yidhaa Cibaado ina Shankaroon, waana fin ka kuusan biyo-baxarka Saylac, halkaas oo Jin mooye aan Insi joojin, ayaa dhawaan la arkay dayuurado gawda ku haya oo waxay laynayaana aan la arkayn.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nan, m.l

Xarafka

F · FI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan