U gudub nuxurka bogga
SABAAD

insi

Magac Lab
Xaraf ISubg IN4 xar
1

Nafleyda inta nabi Aadan ka soo farcanta.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Gabashan yar oo magaceeda la yidhaa Cibaado ina Shankaroon, waana fin ka kuusan biyo-baxarka Saylac, halkaas oo Jin mooye aan Insi joojin, ayaa dhawaan la arkay dayuurado gawda ku haya oo waxay laynayaana aan la arkayn.

”
“

Hase yeeshee Xasan olol waxa uu guursaday gabadh kale oo iyadu Insi ah.

”
“

Magaalada Boorame ayaa lagu soo waramay in dadkeedu si xilkasnimo leh u codeeyeen, magaalada Gabiile ayaa lagu soo waramay insi isxilqaanle looga codeeyey, magaalada Hargeysa ayaa iyana sidii gabadh weyn u codaysay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

I · IN

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
insi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan