U gudub nuxurka bogga
SABAAD

fogow

Fal Magu (3)
Naxwe-gaaday, -gaatay
Xaraf FSubg FO5 xar
1

Meel durugsan tegid.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Arrimaha Bulshada: Ka fogow FEKRADAHA KHALDAN.

”
“

Axmed isagoo faahfaahniya waxa uu u arki waayay liiska xukuumadda madaxweynuhu soo dhisay wuxuu yidhi, “Waxaan ku doortay UDUB ka fogow inuu codkaagu raaco meel beelnimo lagaa urin karo, anigoo taa uga jeeda cuqdada aan ka qabay nidaamkii beelaha.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (3) (f.mg3)

Isrogrog

-gaaday, -gaatay

Xarafka

F · FO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fogow - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan