U gudub nuxurka bogga
SABAAD

raaco

Fal Gudbe (3)
Naxwe-cday, -catay
Xaraf RSubg RA5 xar
1

Qof hantidiisa ama dantiisa daryeelasho.

2

Qof cilmi diineed barasho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Qaxii Muqdisho oo hoos u dhacay 4 8-dii saac ee lasoo dhaafay waxaa goobaha laga raaco gaadiidka ee magaalada Muqdisho laga dareemayey in ay sii yaraanayaan dadka rayidka ah ee ka qaxayey madaafiicda aan loo meel dayin.

”
“

Abwaanka oo qorshihiisu ahaa inuu durbadiiba baxo maadaama uu ku qornaa diyaarad baxaysay saacad iyo badh ka dib, ayaa waxay dadwenahaasi ka codsadeen inuu raaco duulimaadka xigay oo baxayey habeenimada.

”
“

Batulo waxay sheegtay in sidedaba uu gudniinka fircooniga ay xarantinimeysay diinta Islaamka, loona baahan yahay in lagu baraarugsanaado arrintaas, laguna beddelo gudniinka fircooniga in la raaco sunnada uu Rasuulka (CSW) jideeyay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (3) (f.g3)

Isrogrog

-cday, -catay

Xarafka

R · RA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
raaco - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan