U gudub nuxurka bogga
SABAAD

urin

Magac Fal
Xaraf USubg UR4 xar
1

.dh

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sidoo kale indhaha markabkan ayaa la sheegay inay arki karaan qudhaanjada dhagax yar oo buur ku yaal, waxa kale oo la soo weriyey inuu markabkaa sankiisu urin karo siniinta wixii hub ah ee lagu samaynayo Qaaradda Eeshiya iyo wadamada Carbeed.

”
“

Sanka Butidu waa mid meel dheer wax ka urin kara.

”
“

Kuwo neh waxee ku noolyihiin duurka, dadka ayee cunaan. ayga sanka ayoo wax ku raadiyaa, asiga oo wax ka urin karo meel aad u fog waxaa lagu isticmaalaa, militariga ama askarta xuduudka iyo booliiska. dadka indhoolaha neh woo caawiyaa.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

U · UR

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
urin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan