Tusaale Dheeraad ah3
“
Ma doonayo inaan ku dheeraado khaladaadkii faraha badnaa ee madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaruhu ku kaceen, ee ixtiraam darada lahaa, ee ay weliba ku gabood faleen dantii ay ummadda u hayeen, oo ay u rogeen mid qofeed, dastuurkii qarankana ay baal mareen.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
G · GA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
