1
Fal sameyntiisu cid xadgudub ku tahay.
Tusaale Dheeraad ah3
“
Kaas oo ah difaaca dalkooda iyo dadkooda, iyada oo sharcigu u siiyey awood siyaasadeed oo ay ku diidi karaan wixii dulmi ah ee kaga yimaada dawladda dhexe ama qawmiyadaha kaleba.
”“
Tillaabada koowaad ee loo qaadayo jihada wanaaggu waa in ay noqotaa in la dareemo lagana digtoonaado dibindaabyada Daallimiinta dulmi-ku-naaxayaasha ah.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
2
Xarafka
D · DU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
