Tusaale Dheeraad ah3
“
Faadumo waxay ku war-heshay ninkii ay geerida ku tirisay oo intuu mar qudha gacmaha ka seeraarshey garbaduub u soo qabsaday,laabta ku cadaadinaya, gacalo-milicsanaya, gadhka iyo labada dhaban ka dhunkanaya!
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
G · GA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
