U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gadaan

Magac Lab
Naxwe-nno, m.dh
Xaraf GSubg GA6 xar
1

Saabka weelasha qaarkiisa kore.

2

Qoriga ku wareegsan saabka fooddiisa sare.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Aadan Madoobe ayaa sheegay in madaxda DF aysan joojinayn safarada ay dibada dalka ku aadaan si ay caalamka uga gadaan hadaflka xukuumada, isagoo xusay inay ka jawaabayaan weerar walba oo lagu qaado.

”
“

Diidamada lacag Soomaliga ayaa timid kadib markii dhamaan wadanka Somalia lagu soo harqiyey lacago Faalso ah taas oo sarey u qaadey sicirka sarifka Dollarka isalamarkaana ganacsatada khasab ku noqotey in badeecadooda ku gadaan Dolarka.

”
“

Miller iyo saxiibkiisa ayaa qorsheynayey sida aan kasoo xiganey jariidada afka dheer ee Haaretz oo kasoo baxda isreal qorsheynayey in hub ay ka gadaan dalka Bosnia islamarkaana u dhoofiyaan dalka Somalia.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nno, m.dh

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gadaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan