Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Nooc ka mid ah dalagga la beerto oo leh iniino la cuno, lana keydin karo, sida: galleyda, masaggada, iwm.
Raiisal wasaaraha oo Badar tumaya Ra’iisul Wasaaraha Dr.
Raashinka oo isugu jiray badar iyo saliid ayaa waxaa la doonayay in loo qaybiyo dad ay abaaro ku hayaan Gobolka Sh/dhexe, waxaana kooxaha burcadda ah ka baxsadeen goobta ay dhaca ka geysteen.
Markab wada mucaawino isugu jira badar iyo saliid ayaa ku xiran dekedda weyn ee Muqdisho, iyadoo markabkaas uu u kireysan yahay hay'adda WFP ayna ilaalinayaan maraakiib dagaal oo laga leeyahay dalaka reer galbeedka.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
B · BA
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag