U gudub nuxurka bogga
SABAAD

soddon

Magac Lab
Xaraf SSubg SO6 xar
1

.t Tiro ka kooban saddex tobnaad oo laysku daray.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sannadkii waxa la dhisi ilaa soddon km oo laami ah.

”
“

Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in maanta oo kaliya la gaarsiiyay dhowr iyo soddon qof oo kusoo dhaawacmay dagaalada Muqdisho.

”
“

Sidoo kale Ismaaciil Mire isaga oo ka waramaya waxa loogu talo galay 30-ka xubnood ee kaydka ah wuxuu yidhi "Waxa kale oo jira soddon xubnood oo kayd ah, waayo waxa hawsheedii lagu jiraa inay ururo kale la soo midoobaan UDUB".

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

S · SO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
soddon - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan