Tusaale Dheeraad ah3
“
Dhalliisha waaqica ku saleysan waxa ka mid ahaa in aaney cadaaladda sidii la rabay u oogin, oo tusaale ahaan, aaney dhulkii ay qabsadeen dadkii degganaa si isle'eg hoggaanka ugu qaybin ama rag godob lagu tuhmayaa ay ka qeyb galeen hoggaankooda.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-bo, m.l/dh
Xarafka
G · GO
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
