U gudub nuxurka bogga
SABAAD

googgarad

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l
Xaraf GSubg GO9 xar
1

Maro hoosaad duluc leh dheer oo dumarku qaarka dambe ku xirtaan.

Tusaale Dheeraad ah1

β€œ

Haddii la gartay in laga ganacsado jaad, googgarad, macawis iyo xawaalad, maxaa loo garan waayey ka ganacsiga buug ay suuq u yihiin dhawr iyo toban malyuun oo soomaali ahi?

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

G Β· GO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
googgarad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan