U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gooso

Fal Gudbe/Magu (3)
Naxwe-stay, -satay
Xaraf GSubg GO5 xar3 Tusaale
1

(f.g) Wax, wax ka jarasho.

2

(f.g) Wax mutansasho. .

3

(f.g) Arrin fulinteed go'aansasho.

4

(f.mg) Cid baxsasho.

Tusaalooyin

β€œ

Cali abaalmarintii la siiyey waa goostay

”
β€œ

Caasha waxay goosatay in ay guursato.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe/Magu (3) (f.g/mg3)

Isrogrog

-stay, -satay

Xarafka

G Β· GO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gooso - sawirka la wadaagga

La Wadaag