U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gorgor

Magac Lab
Naxwe-rro, m.dh
Xaraf GSubg GO6 xar
1

Nooc haadda hilibkunoolka ah ka mid ah, jaadad badan u kala baxda, xoog badan oo duullimaad dheer.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Xuseen Gorgor oo ka tirsanaa sarakiisha hoggaamiya ciidamada DF ee ku xareysan saldhigga Ballidoogle.

”
β€œ

Raashinka dunidu soo saarto sannad kasta wuxuu badi abbaaraa qashin-qubka, ayadoo la ogsoon yahay in dad badan si joogto ah macaluul iyo hamuun gorgor u geeryoodaan sannad walba.

”
β€œ

Β· -In loo abaabulo dadka Reer-guuraaga ah qaab u suurta geliya inay ka gorgor-tami karaan sicirka ay ku iibinayaan neefkooda, taas oo macneheedu yahay inuu neefku sayladaha iibka ka yeesho qiime wax ku ool ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rro, m.dh

Xarafka

G Β· GO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gorgor - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD