U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gowrac1

Magac Lab
Xaraf GSubg GO6 xar
1

Biraynta xoolaha la qalanayo la bireeyo si hilibkoodu u xalaaloobo. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dagaalyahanada shisheeyaha ah ayuu ku eedeeyay inay dalka kusoo kordhiyeen dabeecado aysan horay Somalidu u aqoonin, kuwaasoo ay ka mid yihiin: Gowrac, calan madow, bililiqo iyo dadka oo lagu handado diintooda.

”
“

“Dibiga gowrac weysha ha ku quus-qaadatee,” ayuu yiri xubin ka mid ah Kalkaal, “reer Waraabshe iyo reer Maareeye yeysan noolaan.

”
“

Kuwa kalaa ku fikiray: “Armay kuwakani dhaamaan kuwa waxii ay qabtaann gowrac ugu jiidaya, wixii ay gaariwaayaanna iskusoo qarxinaya!”

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

G · GO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gowrac - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan